Latest posts
-
Dagaalka loogu jiro Maskaxdaada || Ma og tahay cidda dhabta ah ee waqtigaaga haysata?
Beryihii hore, ganacsigu wuxuu ku dhisnaa badeecad iyo alaab la taaban karo. Shirkaduhu waxay habeen iyo dharaar ku tartami jireen sidii ay u keeni lahaayeen wax ka tayo fiican, ka jaban, ama ka waxtar badan kuwa kale. Laakiin maanta dunidu way isbeddeshay; tartanka dhabta ahi maaha alaabta aad iibinayso, ee waa sida aad dareenka dadka…