Latest posts
-
Yaa Maamula Go’aamadaada? || Runta ku Saabsan Algorithm-ka
Dadka badankoodu marka ay maqlaan erayga algorithm, waxay u maleynayaan inuu yahay erey farsamo oo la xiriira barnaamijyada kombiyuutarka. Waxay u arkaan wax ay fahmi karaan oo keliya dadka ka shaqeeya teknoolojiyada. Laakiin xaqiiqadu waa ka duwan tahay. Algorithm-ku maanta ma aha oo kaliya xeerar ku jira kombiyuutar ee waa nidaam si aamusnaan ah u…