Latest posts
-
Qorsheeyayaasha Masiirka || Casharro Laga Bartay Kuwa Adduunka Maamula
Hordhac: Dhalanteedka Xorriyadda Iyo Gacanta Qarsoon Taariikhda bini’aadamka, indhuhu waxay mar walba qabtaan waxa dusha sare ka muuqda: Boqorrada taajka xiran, jeneraalada seefta sita, iyo hogaamiyeyaasha fagaarayaasha ka khudbadeeya. Balse falsafadda awoodda dhabta ahi waxay ina baraysaa hal xaqiiqo oo qaraar; dhalandhoolka nolosha: Awoodda muuqata mar walba waa awoodda daciifka ah. Qofka fagaaraha taagan wuxuu…