Latest posts
-
Haddii aadan Waxna Bixin, Ogow adiga ayaa Lagu iibsaday
Aan xaqiiqda isku sheegno: inta badan dadku waxay u haystaan in baraha bulshadu (social media) ay yihiin meel lagu nasto, asxaabta lagula xiriiro, waqtigana lagu dilo. Waxaan u aragnaa TikTok, Facebook, Instagram iyo kuwa la midka ah inay yihiin adeegyo “bilaash” ah oo nolosheena lagu qurxiyey. App-ka ayaad furaysaa, muuqaalo ayaad daawanaysaa, dad baad la…