Latest posts

  • Financial Literacy || Aqoonta Lacagta Ee Manhajka Laga Reebay

    Financial Literacy || Aqoonta Lacagta Ee Manhajka Laga Reebay

    Aqoonta lacagta ma aha sir qarsoon, balse inta badan waa aqoon aan si buuxda loogu darin manhajka waxbarashada. Qofku wuxuu baran karaa xisaab, saynis, iyo taariikh, laakiin marar badan lama siiyo faham qoto dheer oo ku saabsan sida lacagtu u shaqeyso marka ay la kulanto waqtiga, go’aan qaadashada, iyo dabeecadda aadanaha. Waxbarashada caadiga ahi waxay…

    Read more