Latest posts
-
Dhuuqista Shaashadda || Waxay kaa lumisaa wax ka qaalisan Lacagta
Imisa jeer ayaad taleefankaaga u furtay adigoo naftaada u sheegaya hal shay oo fudud, “wax yar uun baan eegayaa”? Waxaad is-leedahay waa daqiiqado yar oo nasasho ah, laakiin daqiiqadahaasi waxay isu beddelaan saacado mugdi ah oo si aamusan farahaaga uga baxa. Markaad ugu dambayn shaashadda ka dhex baxdo, ma dareentid farxad ama nasasho dhab ah;…