Latest posts
-
Dabinada Qarsoon || Sababta Baraha Bulshadu Dadka U Saboolayso
Dadka badankoodu marka ay maqlaan saboolnimo, waxay si toos ah ugu fikiraan lacag la’aan. Waxay u maleeyaan in saboolnimadu ay tahay marka qofku uusan haysan dakhli ku filan ama shaqo fiican. Laakiin dunida maanta saboolnimadu waxay leedahay qaab kale oo qarsoon. Waxaa jira saboolnimo maskaxeed oo si tartiib tartiib ah u burburisa awoodda qofka ee…