Latest posts

  • Awoodda Dhalanteedka || Sida Cabsida Loogu Adeegsado Dhisidda Boqortooyooyin

    Awoodda ugu weyn ee dunidu weligeed aragtay laguma dhisin dhagaxyada laga dhisay, birta la ururiyey ama seefaha la qaaday, balse xididkeedu wuxuu si qarsoon ugu dhex duugan yahay meel aan indhuhu gaadhi karin—gudaha maskaxda aadanaha, halkaas oo fikraddu ka dhalato, rumaysadku ku samaysmo, ugu dambayntiina qofku ugu beddelo waxa uu gudaha ka aaminsan yahay xaqiiqo…

    Read more